![Minority Rights Group](https://www.minorityrightscourse.org/pluginfile.php/1/core_admin/logo/0x200/1715260454/download.jpeg)
Soo gal Minority Rights Group
Halkan ma markii kuugu horeysabaa ?
Asalamu caleykum! Inaad marin buuxa u hesho koorsooyinka waxaad u baahantahay hal daqiiqo ood ku sameysato akoon cusub.Mid kasta oo ka mid ah koorsooyinka waxa laga yaaba gooni ahaantooda iney lahaadaan "fure is-qoritaan", oo mar kaliya la isticmaalayo oo aadan u baahannaneyn ilaa wakhti danbe mooye.
Waa kuwan tallaabooyinku:
- Ku buuxi foomka Akoonka Cusub faahfaahinta arrimhaaga.
- Email ayaa markaaba loo soo diri cinwaanka emailkaaga.
- Akhri emailkaaga, oo guji xidhiidhinta webka ah ee ay wadato
- Akoonkaaga waa la xaqiijin doonaa oo wa laguu oggollaan inaad soo gasho
- Haddaba, xulo koorsada aad rabto inaad ka qayb qaadato
- Haddii ay kuu soo baxdo "Fure is-qoritaan" -ka macallinkaagu ku siiyey isticmaal.Taas ayaa ku "qori" koorsada
- Koorsadii oo dhan ayaad markaa marin u heli. Hadda waxa laga bilaabo markaa waxaad u baahan tahay oo kaliya inaad galiso isticmaale-magacaaga iyo isgarad-ereygaaga ama Passwordkaaga (foomka boggan ku yaal) inaad dhex gasho oo aad marin u hesho koorso kasta oo aad is-qortey.